Yooxanaa 5:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaas dabadeed Ciise wuxuu isaga ka helay macbudka oo ku yidhi, Bal eeg, waad bogsatay, mar dambe ha dembaabin inaan wax ka sii xumi kugu dhicin.

Yooxanaa 5

Yooxanaa 5:5-17