Yooxanaa 4:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba wuxuu yimid magaalada Samaariya, oo Sukhar la odhan jiray, oo ku dhowayd dalkii Yacquub siiyey wiilkiisii Yuusuf.

Yooxanaa 4

Yooxanaa 4:1-15