Yooxanaa 4:46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba mar kale ayuu yimid Kaana tii Galili oo ahayd meeshuu biyihii khamriga kaga dhigay. Meeshaasna waxaa joogay sirkaal wiilkiisii ku bukay Kafarna'um.

Yooxanaa 4

Yooxanaa 4:44-54