Yooxanaa 4:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxay naagtii ku yidhaahdeen, Imminka waxaannu u rumaysanaynaa ma aha hadalkaaga aawadiis, maxaa yeelay, qudhayadu waannu maqalnay, waannuna naqaan kanu inuu runtii yahay Badbaadiyaha dunida.

Yooxanaa 4

Yooxanaa 4:36-44