Yooxanaa 4:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaa darteed markii dadka reer Samaariya ah u yimaadeen isaga, way baryeen inuu la joogo, wuxuuna halkaas joogay laba maalmood.

Yooxanaa 4

Yooxanaa 4:32-45