Yooxanaa 4:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Miyaydnaan odhanin, Waxaa weli hadhay afar bilood oo markaas ayaa beerta la gooynayaa? Bal eega, waxaan idin leeyahay, Indhihiinna kor u qaada oo daya beeraha inay u cad yihiin beergooyska.

Yooxanaa 4

Yooxanaa 4:31-41