Yooxanaa 4:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isla markii waxaa timid xertiisii, wayna la yaabeen markay arkeen inuu naag la hadlayo. Weliba ninna ma odhan, Maxaad doonaysaa? amase, Maxaad ula hadlaysaa iyada?

Yooxanaa 4

Yooxanaa 4:26-37