Yooxanaa 4:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, shan nin baad lahayd, kan aad haddeer haysatidna ninkaagii ma aha. Taas run baad ku sheegtay.

Yooxanaa 4

Yooxanaa 4:10-27