Yooxanaa 3:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nikodemos wuxuu ku yidhi, Sidee baa nin mar kale u dhalan karaa isagoo duq ah? Miyuu mar kale uurkii hooyadiis geli karaa oo ka dhalan karaa?

Yooxanaa 3

Yooxanaa 3:1-11