Yooxanaa 3:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii Wiilka rumaystaa, wuxuu leeyahay nolosha weligeed ah, kii aan Wiilka rumaysanse, nolosha ma arki doono, laakiin cadhadii Ilaah ayaa ku taal isaga.

Yooxanaa 3

Yooxanaa 3:34-36