Yooxanaa 3:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay u yimaadeen Yooxanaa oo ku yidhaahdeen, Macallimow, kii kula jiray Webi Urdun shishadiisa oo aad marag u furtay ayaa dad baabtiisaya, oo dadka oo dhan way u imanayaan.

Yooxanaa 3

Yooxanaa 3:25-34