Yooxanaa 3:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nin kastoo shar falaa nuurkuu nebcaadaa, umana yimaado nuurka, si aan shuqulladiisa loogu canaanan.

Yooxanaa 3

Yooxanaa 3:10-29