Yooxanaa 3:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu habeenkuu u yimid Ciise, wuxuuna ku yidhi, Macallimow, waannu og nahay inaad tahay macallin ka yimid Ilaah, waayo, ninna ma samayn karo calaamooyinkan aad samayso haddaan Ilaah la jirin.

Yooxanaa 3

Yooxanaa 3:1-6