Yooxanaa 3:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaah intuu dunida jacayl u qabay ayuu siiyey Wiilkiisa keliya oo dhashay in mid kastoo isaga rumaystaa uusan lumin laakiinse uu lahaado nolosha weligeed ah.

Yooxanaa 3

Yooxanaa 3:11-19