Yooxanaa 21:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Simoon Butros wuxuu iyaga ku yidhi, Waa soo kalluumaysanayaa. Markaasay ku yidhaahdeen, Annana waa ku raacaynaa. Markaasay tageen oo doonnida fuuleen; laakiin habeenkaas waxba ma ay qaban.

Yooxanaa 21

Yooxanaa 21:1-9