Yooxanaa 21:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaana jira waxyaalo badan oo kale oo Ciise sameeyey, oo haddii mid mid loo wada qoro, waxaan u malaynayaa inaan dunidu qaaddeen buugagga laga qoro.

Yooxanaa 21

Yooxanaa 21:17-25