Yooxanaa 21:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddana wuxuu mar labaad ku yidhi isaga, Simoon ina Yoonisow, ma i jeceshahay? Wuxuu ku yidhi, Haah, Sayidow, waad og tahay inaan ku jeclahay. Markaasuu ku yidhi, Idahayga ilaali.

Yooxanaa 21

Yooxanaa 21:9-17