Yooxanaa 20:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise ayaa ku yidhi, Ha i taaban, waayo, weli kor uguma aan tegin Aabbaha, laakiin u tag walaalahay oo ku dheh, Wuxuu yidhi, Waxaan kor ugu tegayaa Aabbahay oo ah Aabbihiin, Ilaahay oo ah Ilaahiin.

Yooxanaa 20

Yooxanaa 20:10-23