Yooxanaa 20:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay ku yidhaahdeen, Haweenay yahay, maxaad u ooyaysaa? Markaasay ku tidhi, Waxaan u ooyayaa, Sayidkaygii bay qaadeen, oo garanna maayo meeshay dhigeen.

Yooxanaa 20

Yooxanaa 20:3-14