Yooxanaa 2:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaa aawadeed markuu ka soo sara kacay kuwii dhintay, xertiisii way soo xusuusteen inuu taas ka hadlay, wayna rumaysteen Qorniinka iyo hadalkii Ciise yidhi.

Yooxanaa 2

Yooxanaa 2:16-25