Yooxanaa 19:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Yuhuudda badideed ayaa qorniinkaas akhriday, waayo, meeshii Ciise iskutallaabta lagaga qodbay waa u dhowayd magaalada, oo qorniinkii wuxuu ku qorraa af Cibraaniga iyo af Roomaaniga iyo af Gariigga.

Yooxanaa 19

Yooxanaa 19:16-23