Yooxanaa 19:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Bilaatos markuu hadalladaas maqlay, ayuu Ciise dibadda u soo saaray, oo wuxuu ku fadhiistay kursiga xukumaadda, meesha la yidhaahdo Sallaxa Dhagaxa ah oo af Cibraanigana lagu yidhaahdo Gabbata.

Yooxanaa 19

Yooxanaa 19:10-21