Yooxanaa 18:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bilaatos haddaba guriga taliyaha ayuu mar kale galay oo Ciise u yeedhay, oo wuxuu ku yidhi, Adigu ma waxaad tahay Boqorka Yuhuudda?

Yooxanaa 18

Yooxanaa 18:31-39