Yooxanaa 18:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Yuudas isagoo askar iyo saraakiil ka wada wadaaddadii sare iyo Farrisiintii ayuu meeshaas la yimid laambado iyo siraaddo iyo hub.

Yooxanaa 18

Yooxanaa 18:1-9