Yooxanaa 18:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Ciise ayay ka kaxeeyeen Kayafas ilaa guriga taliyaha. Waxay ahayd aroortii hore, oo iyagu ma ay gelin guriga taliyaha si aanay u nijaasoobin, laakiinse inay cashadii Iidda Kormaridda wax ka cunaan.

Yooxanaa 18

Yooxanaa 18:21-37