Yooxanaa 18:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Butros se wuxuu taagnaa albaabka agtiisa oo dibadda ah. Sidaa daraaddeed kii kale oo xerta ahaa oo wadaadka sare garanayay ayaa dibadda u soo baxay oo la hadlay tii albaabka ilaalinaysay, oo Butros ayuu soo geliyey.

Yooxanaa 18

Yooxanaa 18:13-20