Yooxanaa 18:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Simoon Butros haddaba, isagoo seef haysta, ayuu soo bixiyey, oo wuxuu ku dhuftay wadaadka sare addoonkiisii, oo ka gooyay dhegta midigta. Addoonkii magiciisu wuxuu ahaa Malkos.

Yooxanaa 18

Yooxanaa 18:5-20