Yooxanaa 17:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intaan iyaga la jiray, waxaan iyaga ku hayay magacaagii aad i siisay, waanan ilaaliyey, midkoodna ma lumin, wiilka halaagga maahee, in Qorniinku ahaado.

Yooxanaa 17

Yooxanaa 17:5-13