Yooxanaa 16:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin waxaan waxyaalahaas idiinkula hadlay in markii saacaddoodu timaado aad xusuusataan inaan idiin sheegay. Tan iyo bilowgii waxyaalahaas idinkulama hadlin, maxaa yeelay, waan idinla joogay.

Yooxanaa 16

Yooxanaa 16:1-8