Yooxanaa 16:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxyaalahaas waxaan idiinkula hadlay inaad nabad igu haysataan. Dunida ayaad dhib kala kulantaan, laakiinse kalsoonaada, anaa ka adkaaday dunidaye.

Yooxanaa 16

Yooxanaa 16:31-33