Yooxanaa 16:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Imminka waannu garanaynaa inaad wax walba taqaan, oo aadan u baahnayn qofna inuu wax ku weyddiiyo. Taas aawadeed waannu rumaysan nahay inaad Ilaah ka timid.

Yooxanaa 16

Yooxanaa 16:28-33