Yooxanaa 16:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxyaalahaas ayaan masaallo idinkula hadlay. Waxaa imanaysa goortii aanan mar dambe masaallo idinkula hadli doonin, laakiin aan bayaan idiinkaga warrami doono Aabbaha.

Yooxanaa 16

Yooxanaa 16:15-33