Yooxanaa 16:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaa daraaddeed xertiisa qaarkood waxay isku yidhaahdeen, Waa maxay waxan uu inagu leeyahay, In yar dabadeed i arki maysaan, oo weliba in yar dabadeed waad i arki doontaan, iyo, Maxaa yeelay, Aabbahaan u tegayaa?

Yooxanaa 16

Yooxanaa 16:14-19