Yooxanaa 15:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Igu jira, anna aan idinku jiree. Sida laantu keligeed aanay midho u dhali karin haddaanay geedka canabka ah ku oollin, sidaas oo kale idinkuna ma dhali kartaan haddaydnan igu jirin.

Yooxanaa 15

Yooxanaa 15:1-11