Yooxanaa 15:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin markuu yimaado Gargaaraha oo aan xagga Aabbaha ka soo diri doono, isagoo ah Ruuxa runta oo xagga Aabbaha ka soo baxa, ayuu ii marag furi doonaa.

Yooxanaa 15

Yooxanaa 15:17-26