Yooxanaa 15:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xusuusta hadalkaan idinku idhi, Addoon kama weyna sayidkiisa. Hadday i silciyeen, idinkana way idin silcin doonaan. Hadday hadalkayga xajiyeen, kiinnana way xajin doonaan.

Yooxanaa 15

Yooxanaa 15:12-26