Yooxanaa 14:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Ma intaas badan baan idinla joogay, oo aanad i garanaynin, Filibosow? Kii i arkay wuxuu arkay Aabbaha. Sidee baad u leedahay, Aabbaha na tus?

Yooxanaa 14

Yooxanaa 14:1-13