Yooxanaa 14:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ciise wuxuu Toomas ku yidhi, Anigu waxaan ahay jidka iyo runta iyo nolosha. Ninna Aabbaha uma yimaado, xaggayguu ku yimaado maahee.

Yooxanaa 14

Yooxanaa 14:3-7