Yooxanaa 14:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin tani waa in dunidu ku garato inaan Aabbaha jeclahay iyo inaan sameeyo sida Aabbuhu igu amray. Kaca, aynu meeshan ka tagnee.

Yooxanaa 14

Yooxanaa 14:24-31