Yooxanaa 14:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddaan tago oo meel idiin diyaariyo, mar dambe waan soo noqon doonaa, oo xaggaygaan idiin qaadan doonaa, in meeshaan joogo, idinkuna aad joogtaan.

Yooxanaa 14

Yooxanaa 14:1-13