Yooxanaa 14:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalintaas waxaad garan doontaan inaan Aabbahay ku jiro, idinna aad igu jirtaan, anna aan idinku jiro.

Yooxanaa 14

Yooxanaa 14:13-21