Yooxanaa 14:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Kii i rumaystaa, shuqullada aan sameeyo, isna wuu samayn doonaa, oo shuqullo kuwan ka waaweynna wuu samayn doonaa, maxaa yeelay, Aabbahaan u tegayaa.

Yooxanaa 14

Yooxanaa 14:4-19