Yooxanaa 12:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba dad badan oo Yuhuud ah baa waxay ogaadeen inuu halkaas joogo, wayna u yimaadeen, ma aha Ciise aawadii oo keliya laakiin inay arkaan Laasarosna, kii uu kuwii dhintay ka soo sara kiciyey.

Yooxanaa 12

Yooxanaa 12:3-12