Yooxanaa 12:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise haddaba ayaa ku yidhi, Weli in yar nuurka ayaa idinla jiraya. Socda intaad nuurka haysataan, si aan gudcurku idiin soo gaadhin. Kan gudcurka ku socdaana ma yaqaan meeshuu u socdo.

Yooxanaa 12

Yooxanaa 12:26-36