Yooxanaa 12:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maryan haddaba waxay qaadday rodol cadar ah oo naaradiin qaaliya ah, waxayna marisay cagaha Ciise, oo timaheedii ayay cagihiisa ku tirtirtay. Gurigiina waxaa ka buuxsamay udgoonkii cadarka.

Yooxanaa 12

Yooxanaa 12:1-6