Yooxanaa 12:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Farrisiintii waxay dhexdoodii isku yidhaahdeen, Waad arkaysaan sidaydnaan waxba u taraynin. Eega, dunidii oo dhan baa raacdaye.

Yooxanaa 12

Yooxanaa 12:12-26