Yooxanaa 12:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waxay qaateen laamihii geedaha timirta ah, oo ay baxeen inay ka hor tagaan, iyagoo ku dhawaaqaya Hoosanna, waxaa barakaysan kan Rabbiga magiciisa ku imanaya oo boqorka Israa'iil ah.

Yooxanaa 12

Yooxanaa 12:12-21