Yooxanaa 12:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba lix maalmood ka hor Iidda Kormaridda, Ciise wuxuu yimid Beytaniya, meeshuu joogay Laasaros, kii Ciise kuwa dhintay ka soo sara kiciyey.

Yooxanaa 12

Yooxanaa 12:1-8