Yooxanaa 11:54 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaa daraaddeed mar dambe Ciise bayaan uma dhex marin Yuhuudda, wuuse ka tegey meeshaas, ilaa meel u dhowayd cidlada, ilaa magaalo la yidhaahdo Efrayim, halkaasuuna xertii la joogay.

Yooxanaa 11

Yooxanaa 11:48-57