Yooxanaa 11:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay dhagaxii ka qaadeen. Ciisena indhihiisuu kor u taagay oo yidhi, Aabbow, waan kuugu mahadnaqayaa inaad i maqashay.

Yooxanaa 11

Yooxanaa 11:33-42